Reer kan aad baan u fiirsadaa waa jeclahay siday u kala dambeeyaan xushmada iyo siday iskula faraxsan yihiin maba ogo in ay dadkale jiraan iyagaaba isku mashquulsan xusni hore u soco abukar waa aqiyaar dul badan
Abuukar waa Nin dagan Wllhi qof ku caynaayo intaa si dagan ula hadasho su aal ma waydiin lahayd waa dulqaadkii oo qofa dadka qaar way xanaaqi lahayen 😅
@Umalkheyr-q2m hebelow maad dhalin le ku haysaa duq maa tahay adi yaab naa wax fikir la dhahaa jira fikirkayga ayanan ka dhiibtaye adi markaad marba channel aadaysid oo aad comments kayga mid walba reply kaso galaysid miyaa danahaaga raacatid 😂😂
Walee aniga ma ahi dhocilka xun io tan dananada u jogto xitaa wa isku dari marti kasto ee ii yihiin walalkey inan qof ogu hiliyeen hadu gardaran yhy xita dadka kle lee gadal raali noqo ka dhihi karaa😢
Wiilkaan hala gaarsiyo 100 k kabadan plz wuu uqalmaa❤
Adna waa qof qalbi fcn walahi mansha allah❤❤❤❤
Alla maxaad iga qariseen in Xusni RUclips furtay waawareey walee ragii meeshaan lahaa waa is keenayaan❤❤❤
Amiira qurux deena boqorad kinga ceyda ❤❤❤❤❤❤
Reer kan aad baan u fiirsadaa waa jeclahay siday u kala dambeeyaan xushmada iyo siday iskula faraxsan yihiin maba ogo in ay dadkale jiraan iyagaaba isku mashquulsan xusni hore u soco abukar waa aqiyaar dul badan
Baac baac
Xusni 10k uma qalmo 500k Hal maalin uu u qalmaa guuleyso abti mcn❤
Wlhi abuukar daganan Io xishmada ku dhamaaty m a❤
Congrats 10k🎉
Abukar wax uu dhuusa moodayey ayaa xaar ku noqdey dhulka ayaaba dhigi waayey ninkii king husni bir aaa ba tahey😂😂😂😂
Suu walashi uxishmeenayo m.a adno waalhi wall jiraa kula dhashay
Xusni waa lagudalacitakagay maanta😂 kipgoing wallka 100k camison ❤
Hambalyo 10k🎉🎉
Ma oyne mark kulaha😂😂
Wow hanbalyo 10k❤
Abuukar waa Nin dagan Wllhi qof ku caynaayo intaa si dagan ula hadasho su aal ma waydiin lahayd waa dulqaadkii oo qofa dadka qaar way xanaaqi lahayen 😅
Danahaga kumashquul abuukar maad dhaline😂
@Umalkheyr-q2m hebelow maad dhalin le ku haysaa duq maa tahay adi yaab naa wax fikir la dhahaa jira fikirkayga ayanan ka dhiibtaye adi markaad marba channel aadaysid oo aad comments kayga mid walba reply kaso galaysid miyaa danahaaga raacatid 😂😂
Woow husni horey usoco wll ❤
horta dad walan maa noo hayst hort 😂
Aliis wajigina way iska xumaysay walashuna wa heshiis😂😂😂
Sidey iskugu xumeyse wilka martiyo kuyahay ceeb miya micnha 😏
Wlhi gabdhahena wa dhiig miran😂❤🎉
Way is la ogaayeenee😂😂😂
masha.allah husni hambalyo❤ wll 100k coming soon
Xogaan anaa tacbaday kulahaa xoog lama tacbado ee ilaah baa i siistay dheh
Hamplyo 10k❤🎉
Xogii maye waba ku lagti kaari wayey eee 😂😂😂😂😂😊
Mashmash masaas uu rabyy inu jabra ula dagaaalo😂😂
Ma oynee marka kulahaa adna😂
HanbaLyo wllkie❤ I.a 100k😊
Hambalyo 1 million 🎉🎉
Wlhi wa isxoogweyee😊
Cagaha ayuu kaga siiyay widh widh kan kale😂😂
😂😂😂
Masha allah sidu u xushmeyay walashiid abukar nin rag ah
Congratulations 🎉
masha'Allah Mama king xusni Allah ha Ku xifdiyo from djibouti janoo
Ramadan kariim all muslim
Keep going buddy ❤
❤❤
Walee aniga ma ahi dhocilka xun io tan dananada u jogto xitaa wa isku dari marti kasto ee ii yihiin walalkey inan qof ogu hiliyeen hadu gardaran yhy xita dadka kle lee gadal raali noqo ka dhihi karaa😢
Ciyal xamaraa ahay ow dhahy abukar jh🎉🇸🇴❤️🩹🫶🏼
Masha Alaha waa sax abubakar ilaha ha ku xafido aad bad u daganahay adnah nag nol iga dheh masha Alaha ❤
Aliish wa Naag mareexan ah dhiiga biyo mahan 😂
Kifaax waa marexan
Really miyee katahay
Aliisha wuuka yar yahy kulaha xusni miyaa abuukar kayar yaab dhiigu biyo maahan 😂😂😂😂😂
Wwwww axlan prank ong❤❤
Husuni waa mucujiso soo badi boqorane ❤😂
M a adna waa bqrad Allah ha daaye❤
Alla adnaa ma oyne marka kulahaa waaba gang caadiya dumashiden😂
Ayyy hampalyo my pro❤🎉
Jaj
Koko
Aliish dhiiga wada😂
Husni mee ladhalatey ayada 😅
Is cadey wllhi waaa cayaal xamar😂😂😂😂
Abukar is not easy😅😂
Guleyso zhp qaali❤🎉
ana u horeya😢
Hada abukar ciyaal gobol aa thay muu saas uga xanaaqay alx ilhyga ciyaal xamar iga dhigay😂😂
Nosobadiya❤❤❤❤
😂😂😂😂Abukar 🏃🏻♀️🏃🏻♀️🏃🏻♀️🏃🏻♀️
Ala adna adiga maoyni 😂kulaha
Xoogaas dhan laf iyo caato ayuu xambaarsan waayay! 😂
Mansha Allah Hamblyo Wlky qali 🎉❤
Adna ma oyna marka kulaha😂😂😂😂
Alla maxaa prank ku bashaashey😅
Wah adna waba xolee bisinka wiilka ma oyne ku yeh waa qaldan tahay marti in aad la dagasho in ay dhahdo waa cadi lkn waa oyneysaa aaa😂 bisinka
Sideydo kale maad uyaabtay ani ciila iqabtay walahi Hee ma ooyne marka kulahaa 😂😂😂
❤❤❤
M.a abuukar waa wiil dagan
Hamplyo 10 k ❤
Mahadsanid
❤❤❤❤❤😂😂😂
Hamplyo10k❤
Hore usoco pro
Abukar cabsi cabsi waaye 😅😅
Hhh malaisla ogyahey bahaloa waxay ninka gacan umaad qaadin abukarow sidi dumarka ku dhagtey
M a wllkey mcn ❤❤❤
Ma oynee marka😂😂😂
kifaax is not easy❤❤❤
M a abukar waa nin dagan
Guuleyso wllkey❤
hooyadiin wasa nagaqalee😮
Hamblyo❤❤❤
Abuukar wllhi qof maskiin ah waye abuukar cml balaaho looga ma talgalin runtii in
Reer somalia waaba fani
Mash allaah
Abuukar will dagan m.a😊
Hampalyo powe mcn horey usoco baa ku leeyahey meesha babi i.a🎉🎉❤❤❤
Hye thanks
Hamplyo10k❤❤
Keep going 🎉 🎉❤
Al ridwaan 😂😂😂
Hambalyo 10K❤🎉
Thank you 🙏
🫡🫡😭😭😭😊
Kan prank maha waleysla og yhy kan
xoogad tacbatay mee laflafaad lodin kari weydey😊
Ints daawaty iyo inta subscrbe u ah ma islaha xaasisanaa dadka
Haa wlhi 😢
In la isla ogaay waxan ku garte raga sas umaba digakaman sacadan goos iyo af aa jabi lahay il bararsanan leheyd anaga mena walayan marka
😂😂😂😂
Abubokorvwaa fulay😂😂
Qofkii sac sacaahaa miyuu ku camirtey😂😂
😂😂😂😂
😊😊😊
Qofkan wa iska feedback wayn yahay dagaal mayaqaan
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Wlhi gymka abukar wuu u been shegay asoo run ula dagalamay hadana kama xoog badna😂😂
Caruur baatahay waxas dagaal lama dhoho rag dagalamay feere isla dhici lahayen
Ma uuynee markaa wlhi Kam xokbdanpo
Maskin wye wlhi abubakar
🎉
FAaaa❤❤❤❤
Hampalyo powe mcn horey usoco i.a❤❤❤
Thanks
@@kinghusni68 Abowe hore usoco 🎉
Hambyo 🎉🎉🎉🎉
Hambaliyo 10 ❤❤😢🎉
Horta midka adno dhashay isku tag moyame wax kleh ma yaqaan